1
Luukos 15:20
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Wuu baxay wuxuuna aaday aabihiis. “Laakiin markii uu meel dheer kasoo muuqday ayaa aabihiis arkay wuxuuna u dareemay naxariis, wiilkiisii ayuu ku orday, intuu habsiiyay ayuu dhunkaday.
Compare
Explore Luukos 15:20
2
Luukos 15:24
Wiilkeygan wuu dhintay haddana waa kan nool mar kale, wuu iga lumay waana helay.’ Haddaba waxey bilaabeen iney dabaaldagaan.
Explore Luukos 15:24
3
Luukos 15:7
Waxaan idin ku leeyahay sidaas si la mid ah, in jannada looga farxi doono markii uu hal dembiile ah toobadkeeno in ka badan inta loogu farxo sagaal iyo sagaashan qof oo xaq ah oo aan u baahneyn toobadkeen.
Explore Luukos 15:7
4
Luukos 15:18
Waxaan u laabanayaa aabahay waxaana ku dhahayaa, aabe, adiga iyo samada ayaan ku dembaabay.
Explore Luukos 15:18
5
Luukos 15:21
“Wiilkii ayaa ku yiri, ‘Aabbe, waxaan ku dembaabay adiga iyo samada. Mana istaahilo in la iigu yeero wiilkaaga.’
Explore Luukos 15:21
6
Luukos 15:4
“Kasoo qaad midkiin inuu leeyahay boqol ido oo hal lax ka lunto. Miyuusan kaga tagayn meel cidla ah sagaal iyo sagaashanka kale uusanna raadineyn laxdii luntay illaa uu ka helo?
Explore Luukos 15:4
Home
Bible
Plans
Videos