1
FALIMAHA RASUULLADA 3:19
Kitaabka Quduuska Ah
Haddaba toobadkeena oo soo noqda, si dembiyadiinna loo tirtiro, si ay wakhtiyo qabowjis lihii uga yimaadaan Rabbiga hortiisa
Compare
Explore FALIMAHA RASUULLADA 3:19
2
FALIMAHA RASUULLADA 3:6
Laakiin Butros baa ku yidhi, Lacag iyo dahab midna ma haysto, laakiin waxaan haystaan ku siinayaa. Magaca Ciise Masiix, kii reer Naasared, ku soco.
Explore FALIMAHA RASUULLADA 3:6
3
FALIMAHA RASUULLADA 3:7-8
Markaasuu intuu gacanta midigtaa ku dhegay ayuu sara kiciyey; oo markiiba cagihiisii iyo anqowyadiisiiba waa xoogaysteen. Intuu kor u booday ayuu istaagay oo socod bilaabay; markaasuu iyaga macbudkii la galay, isagoo socda oo boodboodaya oo Ilaah ammaanaya.
Explore FALIMAHA RASUULLADA 3:7-8
4
FALIMAHA RASUULLADA 3:16
Magiciisa ayaa xoogsiiyey kan aad arkaysaan oo garanaysaan, rumaysadka uu magiciisa ku rumaystay aawadiis. Rumaysadka uu ku rumaystay isaga ayaa ninkan idinka oo dhan hortiinna ku siiyey caafimaadkan.
Explore FALIMAHA RASUULLADA 3:16
Home
Bible
Plans
Videos