1
YOOXANAA 3:16
Kitaabka Quduuska Ah
Ilaah intuu dunida jacayl u qabay ayuu siiyey Wiilkiisa keliya oo dhashay in mid kastoo isaga rumaystaa uusan lumin laakiinse uu lahaado nolosha weligeed ah.
Compare
Explore YOOXANAA 3:16
2
YOOXANAA 3:17
Ilaah Wiilka uguma soo dirin dunida inuu xukumo dunida, laakiin wuxuu u soo diray inay dunidu ku badbaaddo isaga.
Explore YOOXANAA 3:17
3
YOOXANAA 3:3
Ciise ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Runtii, runtii waxaan kugu leeyahay, Qof haddaanu mar kale dhalan, boqortooyadii Ilaah arki kari maayo.
Explore YOOXANAA 3:3
4
YOOXANAA 3:18
Kii isaga rumaystaa ma xukumna, laakiinse kii aan isaga rumaysan, hore ayaa loo xukumay, maxaa yeelay, wuxuusan rumaysan magaca Wiilka Ilaah oo keliya oo dhashay.
Explore YOOXANAA 3:18
5
YOOXANAA 3:19
Kanu waa xukunka, nuurka ayaa dunida yimid, dadkiise waxay nuurkii ka jeclaadeen gudcurka, maxaa yeelay, shuqulladoodu shar bay ahaayeen.
Explore YOOXANAA 3:19
6
YOOXANAA 3:30
Isagu waa inuu kordho, aniguse waa inaan yaraado.
Explore YOOXANAA 3:30
7
YOOXANAA 3:20
Nin kastoo shar falaa nuurkuu nebcaadaa, umana yimaado nuurka, si aan shuqulladiisa loogu canaanan.
Explore YOOXANAA 3:20
8
YOOXANAA 3:36
Kii Wiilka rumaystaa, wuxuu leeyahay nolosha weligeed ah, kii aan Wiilka rumaysanse, nolosha ma arki doono, laakiin cadhadii Ilaah ayaa ku taal isaga.
Explore YOOXANAA 3:36
9
YOOXANAA 3:14
Sidii Muuse abeesadii kor ugu qaaday cidlada, sidaasoo kale Wiilka Aadanaha waa in kor loo qaado
Explore YOOXANAA 3:14
10
YOOXANAA 3:35
Aabbuhu wuu jecel yahay Wiilka, oo wax walba ayuu gacanta u geliyey.
Explore YOOXANAA 3:35
Home
Bible
Plans
Videos