YouVersion Logo
Search Icon

BILOWGII 35:11-12

BILOWGII 35:11-12 SOMBIBLE

Markaasaa Ilaah ku yidhi isaga, Waxaan ahay Ilaaha Qaadirka ah. Wax badan dhal oo taran; quruun iyo quruumo badan ayaa kaa iman doona, waxaa kaa soo bixi doona boqorro; oo dhulkii aan siiyey Ibraahim iyo Isxaaq, adigaan ku siin doonaa, adiga dabadaana farcankaagaan siin doonaa dhulka.

Free Reading Plans and Devotionals related to BILOWGII 35:11-12