Yooxanaa 11:25-26
Yooxanaa 11:25-26 EI
Ciisana wuxuu iyada ku yiri, “Waxaan ahay sarakicidda iyo nolosha. Mid walboo i aamina wuu noolaan doonaa, inkastoo uu dhintay. Mid walboo nool isaga oo i aaminsan weligiis ma dhiman doono. Miyaad waxyaalahan aaminsantahay?”