Yooxanaa 9:2-3
Yooxanaa 9:2-3 EI
Markaas ayaa xertii Ciise weydiiyeen, “Macalinow, ninkan muxuu indhoole u yahay? Ma isaga ayaa dembaabay mise waalidkiis?” Markaas ayuu Ciise ku yiri, “Maya ninkan iyo waalidkiisba midna dembi ma galin, laakiin tani waxey u dhacday in shaqada Illaahey isaga lagu muujiyo.