Matayos 13:30
Matayos 13:30 EI
Iska daaya ha isla baxaan illaa waqtiga gurashada. Markii waqtigaas la gaaro ayaan kuwa beerta goynaya ku dhihi doonaa, marka hore gocondhada gooya oo xirmo xirmo iskugu xira si loo gubo, kadibna sarreenka soo gooya oo maqsinkeyga iigu keena.’ ”