Logotip de YouVersion
La BíbliaPlansVídeos
Aconsegueix l'aplicació
Selector d'idiomes
Icona de cerca

Versets bíblics populars de BILOWGII 2

1

BILOWGII 2:24

KITAABKA QUDUUSKA AH

SOMBIBLE

Sidaas daraaddeed nin wuxuu ka tegayaa aabbihiis iyo hooyadiis, wuxuuna la joogayaa naagtiisa: oo waxay noqonayaan isku jidh.

Compara

Explorar BILOWGII 2:24

2

BILOWGII 2:18

KITAABKA QUDUUSKA AH

SOMBIBLE

Oo Rabbiga Ilaah ahu wuxuu yidhi, Ma wanaagsana in ninku keligiis ahaado; waxaan u samayn doonaa mid caawisa oo ku habboon.

Compara

Explorar BILOWGII 2:18

3

BILOWGII 2:7

KITAABKA QUDUUSKA AH

SOMBIBLE

Rabbiga Ilaah ahuna nin buu ka sameeyey ciidda dhulka, dulalka sankiisana wuxuu kaga afuufay neeftii nolosha; ninkiina wuxuu noqday naf nool.

Compara

Explorar BILOWGII 2:7

4

BILOWGII 2:23

KITAABKA QUDUUSKA AH

SOMBIBLE

Ninkiina wuxuu yidhi, Tanu hadda waa laf ka mid ah lafahayga, iyo hilib ka mid ah hilibkayga: waxaa iyada loogu yeedhi doonaa Naag, maxaa yeelay, iyada waxaa laga soo saaray Nin.

Compara

Explorar BILOWGII 2:23

5

BILOWGII 2:3

KITAABKA QUDUUSKA AH

SOMBIBLE

Oo Ilaah wuu barakeeyey maalintii toddobaad, quduusna wuu ka dhigay; maxaa yeelay, maalintaas ayaa Ilaah ka nastay shuqulkiisii uu sameeyey ee ahaa abuuridda oo dhan.

Compara

Explorar BILOWGII 2:3

6

BILOWGII 2:25

KITAABKA QUDUUSKA AH

SOMBIBLE

Oo labadooduba way qaawanaayeen, ninka iyo naagtiisuba, mana ay xishoonaynin.

Compara

Explorar BILOWGII 2:25

Capítol anterior
Capítol següent
YouVersion

Animant-te i desafiant-te a buscar la intimitat amb Déu cada dia.

Ministeri

Sobre

Carreres

Fes-te voluntari

Blog

Premsa

Enllaços útils

Ajuda

Fer un donatiu

Versions de la Bíblia

Bíblia en àudio

Idiomes de la Bíblia

Verset del dia


Un Ministeri Digital de

Life.Church
Català

©2026 Life.Church / YouVersion

Política de privacitatCondicions d'ús
Programa de divulgació de vulnerabilitats
FacebookTwitterInstagramYouTubePinterest