1
YOOXANAA 5:24
Kitaabka Quduuska Ah
Runtii, runtii, waxaan idinku leeyahay, Kii ereygayga maqla oo rumaysta kii i soo diray, wuxuu leeyahay nolosha weligeed ah, xukunna geli maayo, laakiin dhimashadii ayuu ka soo gudbay oo nolosha u soo gudbay.
Compara
Explorar YOOXANAA 5:24
2
YOOXANAA 5:6
Markii Ciise arkay isagoo jiifa, oo gartay inuu wakhti dheer bukay, wuxuu ku yidhi, Ma doonaysaa inaad bogsato?
Explorar YOOXANAA 5:6
3
YOOXANAA 5:39-40
Qorniinka ayaad baadhaan, waayo, waxaad u malaynaysaan inaad nolosha weligeed ah ka helaysaan, waana iyaga kuwa ii marag furayaa. Idinkuna dooni maysaan inaad ii timaadaan inaad nolol lahaataan.
Explorar YOOXANAA 5:39-40
4
YOOXANAA 5:8-9
Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Kac oo sariirtaada qaado oo soco. Markiiba ninkii waa bogsaday, wuuna qaatay sariirtiisii oo socday. Maalintaas waxay ahayd sabtidii.
Explorar YOOXANAA 5:8-9
5
YOOXANAA 5:19
Haddaba Ciise ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Runtii, runtii, waxaan idinku leeyahay, Wiilku keli ahaantiis waxba ma samayn karo, wuxuu arko Aabbahoo samaynaya mooyaane. Wax kastoo isagu sameeyo ayaa Wiilkuna sidiisa u sameeyaa.
Explorar YOOXANAA 5:19
Inici
La Bíblia
Plans
Vídeos