1
LUUKOS 2:11
Kitaabka Quduuska Ah
Waayo, maanta waxaa magaalada Daa'uud idiinku dhashay Badbaadiye oo ah Masiixa Rabbiga ah.
Compara
Explorar LUUKOS 2:11
2
LUUKOS 2:10
Markaasaa malaa'igtii ku tidhi, Ha baqina, waayo, ogaada, waxaan idiin keenay war wanaagsan oo leh farxad weyn oo u ahaan dadka oo dhan.
Explorar LUUKOS 2:10
3
LUUKOS 2:14
Ilaah ha ku ammaanmo meelaha ugu sarreeya, Xagga dhulkana nabad ha ahaato dadka ka farxiya Ilaah dhexdooda.
Explorar LUUKOS 2:14
4
LUUKOS 2:52
Ciisena wuxuu ku koray xigmad iyo dherer iyo nimco, Ilaah iyo dadka hortooda.
Explorar LUUKOS 2:52
5
LUUKOS 2:12
Oo waxaa calaamo idiin ahaan tan, waxaad heli doontaan ilmo maro ku duudduuban oo ku jiifa qabaal.
Explorar LUUKOS 2:12
6
LUUKOS 2:8-9
Dalkaas waxaa jiray adhijirro bannaanka jooga oo habeenkii idahooda ilaalinaya. Malaa'igtii Rabbiga ayaa ag istaagtay, oo ammaanta Rabbiga ayaa iftiimisay hareerahooda, aad bayna u baqeen.
Explorar LUUKOS 2:8-9
Inici
La Bíblia
Plans
Vídeos