1
Luukos 22:42
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
“Aabow, hadday doonistaada tahay, koobkan silaca ah iga leexi. Laakiin yeysan doonisteyda noqon, ee doonistaada ha ahaato.”
Palyginti
Naršyti Luukos 22:42
2
Luukos 22:32
Laakiin Simoonow, waxaan Illaahey kaaga baryay in uusan iimaankaagu daciifin. Ee markaad toobadkeento, dhiirigeli walaalahaa.”
Naršyti Luukos 22:32
3
Luukos 22:19
Wuxuu kaloo kor u qaaday kibis, Illaahey ayuu u mahadceliyay wuuna kala gooyay, iyagii ayuuna siiyay isaga oo leh, “kibistan waa jirkeygi oo la idiin bixiyay. Sidan sameeya si aad iigu xasuusataan.”
Naršyti Luukos 22:19
4
Luukos 22:20
Sidaas si la mid ah, cashada kadib wuxuu qaaday koobkii isaga oo leh, “Kani waa axdiga cusub ee dhiigeyga kaasoo la idiin daadshay.
Naršyti Luukos 22:20
5
Luukos 22:44
Laakiin Ciise wuxuu ku jiray xaalad aad u adag, wuxuuna usii duceystay si aad ah, dhididkiisuna wuxuu dhulka ugu dhacayay sidii dhibco dhiigga oo kale.
Naršyti Luukos 22:44
6
Luukos 22:26
Laakiin idinku ma aha inaad sidaas noqotaan. Balse kan dhexdiina ugu weyn waa inuu noqdaa kan ugu yar, kan madaxda idiin ahna waa inuu noqdaa sida kan adeega.
Naršyti Luukos 22:26
7
Luukos 22:34
Kadibna Ciise ayaa ugu jawaabay, “Waxaan kugu leeyahay, Butrosow, maanta inta uusan diiqu ciyin ka hor, waxaad i dafiri doontaa inaad itaqaan saddex jeer.”
Naršyti Luukos 22:34
Pradžia
Biblija
Planai
Vaizdo įrašai