Chapa ya Youversion
Ikoni ya Utafutaji

LUUKOS 21:9-10

LUUKOS 21:9-10 SOMBIBLE

Oo markaad dagaallo iyo rabshooyin maqashaan ha baqanina, waayo, kolka hore waxyaalahanu waa inay dhacaan, laakiin dhammaadku kolkiiba ma aha. Markaasuu ku yidhi, Quruunba quruun bay ku kici doontaa, boqortooyona boqortooyo.

Soma LUUKOS 21