1
LUUKOS 17:19
KITAABKA QUDUUSKA AH
Markaasuu ku yidhi, Kac oo soco. Rumaysadkaaga ayaa ku bogsiiyey.
Karşılaştır
LUUKOS 17:19 keşfedin
2
LUUKOS 17:4
Hadduu toddoba goor maalintii kugu dembaabo, oo toddoba goor kuu soo jeesto, isagoo leh, Waa toobad keenay, waa inaad cafido.
LUUKOS 17:4 keşfedin
3
LUUKOS 17:15-16
Midkood goortuu arkay inuu bogsaday, ayuu soo jeestay oo cod weyn Ilaah ku ammaanay. Oo wejigiisa ayuu cagihiisa ag dhigay oo u mahad naqay. Wuxuuna ahaa reer Samaariya.
LUUKOS 17:15-16 keşfedin
4
LUUKOS 17:3
Iska dhawra. Walaalkaa hadduu dembaabo, canaano; hadduuna toobad keeno, cafi.
LUUKOS 17:3 keşfedin
5
LUUKOS 17:17
Ciisena waa u jawaabay oo ku yidhi, Tobankii miyaanay daahirsamin? Laakiin meeye sagaalkii?
LUUKOS 17:17 keşfedin
6
LUUKOS 17:6
Rabbiguna wuxuu ku yidhi, Haddaad leedihiin rumaysad iniin khardal le'eg, waxaad ku odhan lahaydeen geedkan sukamin, Ruq, oo badda ku beeran, wuuna idin addeeci lahaa.
LUUKOS 17:6 keşfedin
7
LUUKOS 17:33
Kan doona inuu naftiisa badbaadiyo waa lumin doonaa, laakiin kan lumiya ayaa badbaadin doona.
LUUKOS 17:33 keşfedin
8
LUUKOS 17:1-2
Wuxuu xertiisii ku yidhi, Ma suurtowdo inaan xumaantu iman, laakiin waa u hoog kan ay xumaantu ka timaado. In qof yaryarkan midkood xumeeyo, waxaa uga roon in dhagaxshiid luqunta looga lalmiyo oo badda lagu tuuro.
LUUKOS 17:1-2 keşfedin
9
LUUKOS 17:26-27
Oo sidii wakhtigii Nuux ahaa, sidaas oo kale ayay noqon doontaa maalmaha Wiilka Aadanaha. Wax bay cuni jireen oo cabbi jireen, wayna guursan jireen oo guur baa la siin jiray, ilaa maalintii Nuux uu doonnida galay, oo daadkii yimid oo wada baabbi'iyey.
LUUKOS 17:26-27 keşfedin
Ana Sayfa
Kutsal Kitap
Okuma Planları
Videolar