1
Yooxanaa 1:12
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Balse mid walboo isaga aqbalay iyo mid walboo magaciisa aaminay wuxuu siiyay xaq ey ku noqdaan caruurta Illaahey.
Karşılaştır
Yooxanaa 1:12 keşfedin
2
Yooxanaa 1:1
Bilowgii waxaa jiray Ereyga, Ereyguna wuxuu la jiray Illaahey, Ereyguna wuxuu ahaa Illaahey.
Yooxanaa 1:1 keşfedin
3
Yooxanaa 1:5
Iftiinkaasna wuxuu ka dhex ifayaa mugdiga, mugdiguna kama awood badinin.
Yooxanaa 1:5 keşfedin
4
Yooxanaa 1:14
Ereygii wuxuu noqday jir oo dhexdeena ayuu ku noolaaday. Ammaantiisa ayaan aragnay, ammaanta Wiilka kaliya ee ka yimid Aabaha isaga oo ey ka buuxdo nimco iyo run.
Yooxanaa 1:14 keşfedin
5
Yooxanaa 1:3-4
Wax walbana ereygaas ayaa lagu sameeyay, wixii la sameeyeyna lama sameyn la’aantiis. Isaga waxaa ku jiray nolol, noloshaasna waxey ahayd iftiinka binu aadanka oo dhan.
Yooxanaa 1:3-4 keşfedin
6
Yooxanaa 1:29
Maalintii ku xigtay ayaa Yooxanaa arkay Ciise oo dhinaciisa u soo socda markaas ayuu yiri, “Fiiriya, Wankii Illaahey kaasoo qaada dembiga aduunka!
Yooxanaa 1:29 keşfedin
7
Yooxanaa 1:10-11
Ereygu wuxuu joogay aduunka, inkastoo aduunka isaga laga sameeyay, laakiin dunidu ma eysan garanin isaga. Wuxuu u yimid aduunkii uu lahaa, laakiin ma eysan aqbalin isaga.
Yooxanaa 1:10-11 keşfedin
8
Yooxanaa 1:9
Iftiinka runta ah ee dadka oo dhan iftiinka siiya ayaa aduunka imaanayay.
Yooxanaa 1:9 keşfedin
9
Yooxanaa 1:17
Waayo sharciga waxaa la siiyay Muuse, laakiin Ciise Masiix ayaa noo keenay nimcada iyo runta.
Yooxanaa 1:17 keşfedin
Ana Sayfa
Kutsal Kitap
Okuma Planları
Videolar