1
Yooxanaa 12:26
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Mid walboo ii adeega waa inuu i raacaa, halka aan joogana waa inuu adeegaheyguna joogaa. Aabahay wuu xushmeyn doonaa kii ii adeega.
Karşılaştır
Yooxanaa 12:26 keşfedin
2
Yooxanaa 12:25
Mid walboo noloshiisa jacel wuu lumin doonaa, kii dunidan naftiisa ku necebna wuu haysan doonaa illaa nolosha weligeed ah.
Yooxanaa 12:25 keşfedin
3
Yooxanaa 12:24
Runtii waxaan idin leeyahay abuur sarreen ah haddeysan dhulka ku dhacin oo eysan dhimanin, kaligeed ayey ahaaneysaa. Laakiin haddii ey dhimato kuwo badan ayey dhashaa.
Yooxanaa 12:24 keşfedin
4
Yooxanaa 12:46
Waxaan dunidan u imaaday sida iftiin ahaan, si uu mid walboo i aaminaa uusan mugdiga ugu harin.
Yooxanaa 12:46 keşfedin
5
Yooxanaa 12:47
“Haddii qof uu maqlo ereygeyga oo uusan xijinin ma xukumayo qofkaas. Waayo anigu uma imaanin inaan aduunka xukumo laakiin inaan badbaadiyo ayaan u imid.
Yooxanaa 12:47 keşfedin
6
Yooxanaa 12:3
Maryan ayaa qaaday litir barkiis oo cadar ubax naaradiin saafi oo qaaliya, waxeyna ku shubtay cagihii Ciise kadibna waxey ku tirtirtay timaheeda. Markaas ayaa gurigii oo dhan caraftii cadarka ka buuxsantay.
Yooxanaa 12:3 keşfedin
7
Yooxanaa 12:13
Markaas ayey laamaha geedka timirta qaateen oo ey ka hor tageen, iyagoo dhahaya, “Hoosanna!” “Waxaa barakeysan kan ku imaanaya magaca Rabbiga!” “Waxaa barakeysan boqorkii Israa’iil!”
Yooxanaa 12:13 keşfedin
8
Yooxanaa 12:23
Ciise ayaa ugu jawaabay, “Waqtigii Wiilka Aadanahu ammaanmi lahaa waa la gaaray.
Yooxanaa 12:23 keşfedin
Ana Sayfa
Kutsal Kitap
Okuma Planları
Videolar