1
Yooxanaa 4:24
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Waayo Illaahey waa ruux oo kuwa isaga caabudana waa iney ku caabudaan Ruuxa iyo runta.”
Karşılaştır
Yooxanaa 4:24 keşfedin
2
Yooxanaa 4:23
Laakiin waqti ayaa imaanaya waana la gaaray marka kuwa Illaahey sida runta ah u caabuda ey Illaahey ku caabudi doonaan Ruuxa iyo runta. Waayo caabudayaal sidaas oo kale ah ayuu Aabuhu doonayaa.
Yooxanaa 4:23 keşfedin
3
Yooxanaa 4:14
laakiin mid walboo caba biyaha aan isaga siiyo weligiis ma oomi doono. Biyaha aan siin doono waa sida il biyo durduraya illaa iyo nolosha weligeed ah.”
Yooxanaa 4:14 keşfedin
4
Yooxanaa 4:10
Ciise ayaa ugu jawaabay, “Haddaad ogaan lahayd hadiyada Illaahey iyo kan biyaha ku weydiisanaya, isaga ayaad weydiisan lahayd wuxuuna ku siin lahaa biyaha nool.”
Yooxanaa 4:10 keşfedin
5
Yooxanaa 4:34
Ciise ayaa yiri, “Cuntadeydu waa inaan sameeyo doonista kan isoo diray, waa inaan shaqadiisa dhameeyo.
Yooxanaa 4:34 keşfedin
6
Yooxanaa 4:11
Naagtii ayaa tiri, “Mudane, ma haysatid weel aad ku darsatid ceelkuna aad ayuu u dheer yahay. Halkeed ka heli kartaa biyahan nool?
Yooxanaa 4:11 keşfedin
7
Yooxanaa 4:25-26
Naagtii ayaa tiri, “Waan ogahay in Masiixa kan la yiraahdo Kiristos uu imaanayo. Markii uu yimaadana isaga ayaa wax walba noo kala sheegi doona.” Markaas ayaa Ciise naagtii ku yiri, “Anigan kula hadlaya ayaa ah Masiixa.”
Yooxanaa 4:25-26 keşfedin
8
Yooxanaa 4:29
“War kaalaya oo arka ninka ii sheegay waxyaalaha aan sameeyay oo dhan. Miyuu noqon karaa Masiixa?”
Yooxanaa 4:29 keşfedin
Ana Sayfa
Kutsal Kitap
Okuma Planları
Videolar