1
Luukos 20:25
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Markaas ayuu ku yiri, “Haddaba wuxuu Kaysar leeyahay siiya Kaysar, wuxuu Illaahey leeyahayna siiya Illaahey.”
Karşılaştır
Luukos 20:25 keşfedin
2
Luukos 20:17
Ciise ayaa ku jeestay oo weydiiyay, “Haddaba maxey idin la tahay macnaha waxa kitaabka ku qoran, “ ‘Dhagaxii ey kuwa guriga dhisaya diideen, ayaa noqday dhagaxa ugu muhiimsan dhismaha guriga,’
Luukos 20:17 keşfedin
3
Luukos 20:46-47
“Iska ilaaliya dhaqanka macalimiinta sharciga Muuse! Maxaa yeelay waxey ka helaan iney meelaha ku maraan khamiisyo dhaadheer oo qaali ah, waxeyna jecelyihiin in si xushmad leh loo salaamo markey suuqa marayaan. Waxeyna jecelyihiin iney fariistaan safka hore markey joogaan sunagogyada iyo meelaha ey xafladaha ka jiraan. Waxey carmalada ka khiyaanaan guryahooda, kadibna salaadda ayey dheereeyaan markey tukanayaan si ey dadka isku tustusaan. Macalimiintan ciqaabtoodu aad ayey u darantahay.”
Luukos 20:46-47 keşfedin
Ana Sayfa
Kutsal Kitap
Okuma Planları
Videolar