Matayos 14:30-31

Matayos 14:30-31 EI

Laakiin markii uu dabayshii arkay ayuu cabsaday, wuxuuna bilaabay inuu quuso markaas ayuu ku qayliyay, “Sayidow, i badbaadi!” Isla markiiba Ciise intuu gacantiisa soo fidiyay ayuu qabtay wuxuuna ku yiri, “Iimaan yare yahow, maxaad u shakiday?”