1
YOOXANAA 10:10
KITAABKA QUDUUSKA AH
Tuuggu wax kale uma yimaado inuu wax xado oo dilo oo halleeyo mooyaane, aniguse waxaan u imid inay nolosha haystaan oo ay badnaan u haystaan.
قارن
اكتشف YOOXANAA 10:10
2
YOOXANAA 10:11
Waxaan ahay adhijirka wanaagsan. Adhijirka wanaagsanu wuxuu naftiisa u bixiyaa idaha daraaddood.
اكتشف YOOXANAA 10:11
3
YOOXANAA 10:27
Idahaygu codkaygay maqlaan, waanan garanayaa iyaga, wayna i raacaan.
اكتشف YOOXANAA 10:27
4
YOOXANAA 10:28
Oo waxaan iyaga siiyaa nolosha weligeed ah, weligoodna ma lumi doonaan, oo ninna kama dhufsan doono gacantayda.
اكتشف YOOXANAA 10:28
5
YOOXANAA 10:9
Waxaan ahay illinka, haddii qof uun xaggayga ka soo galo, wuu badbaadi doonaa, wuuna soo geli doonaa oo bixi doonaa, daaq buuna heli doonaa.
اكتشف YOOXANAA 10:9
6
YOOXANAA 10:14
Waxaan ahay adhijirka wanaagsan; waan garanayaa kuwayga, kuwayguna waa i garanayaan
اكتشف YOOXANAA 10:14
7
YOOXANAA 10:29-30
Aabbahaygii i siiyey iyaga ayaa wax walba ka weyn, oo ninna kama dhufsan karo gacanta Aabbahay. Aniga iyo Aabbuhu mid baannu nahay.
اكتشف YOOXANAA 10:29-30
8
YOOXANAA 10:15
sida Aabbuhu ii garanayo, anna aan Aabbaha u garanayo; oo naftaydana waan u bixiyaa idaha daraaddood.
اكتشف YOOXANAA 10:15
9
YOOXANAA 10:18
Ninna igama qaado, laakiin anaa iska bixiya. Waxaan leeyahay amar aan ku bixiyo, waanan leeyahay amar aan haddana ku soo qaato. Amarkan waxaan ka helay Aabbahay.
اكتشف YOOXANAA 10:18
10
YOOXANAA 10:7
Haddaba Ciise ayaa mar kale ku yidhi, Runtii, runtii, waxaan idinku leeyahay, Waxaan ahay illinka iduhu ka soo galaan.
اكتشف YOOXANAA 10:7
11
YOOXANAA 10:12
Kan ciidanka ah oo aan adhijirka ahayn, iduhuna aanay kuwiisa ahayn, kolkuu arko yeeyda oo soo socota, wuu ka tagaa idaha oo ka cararaa. Markaasay yeeydu qabsataa oo kala firdhisaa iyaga.
اكتشف YOOXANAA 10:12
12
YOOXANAA 10:1
Runtii, runtii, waxaan idinku leeyahay, Kii aan xerada idaha illinka ka soo gelin ee meel kale ka soo fuulaa, kaasi waa tuug iyo waxdhace.
اكتشف YOOXANAA 10:1
الصفحة الرئيسية
الكتاب المقدس
خطط
فيديوهات