YouVersion Logo
Search Icon

Yohana 15

15
1Aniga ah gedki sabibta arumad, Abaheyna wa berfal. 2Lan walba oigutalo onḋaleynin mira wugoya, lan walba oḋasha mira wusafeya haḋashe mira badan. 3Idinka hadaba safi batihin hadalka daradisa on aniga idinkulahadley. 4Igujira gudaha anigana anidinkujire gudaha. Sida lanta ayuḋali karin keligeda hadayan kualin gedki sabibta sadas idinkana hadeydnan igujiri gudaha. 5Aniga ah gedki sabibta, idinkana lama tihin ki faḋiya gudaheyga anigana anfadiyo guda hisa kan ad buuḋala, sababti laantey waẖba masubin kartin. 6Ghof hadusan fadiyin guda heyga bananka lotura sida lanta engegeyna, wuaruriya oskutura ḋabka oygubtan. 7Hadad faḋidan guda heyga hadal keygana idinkujiro guda hina waẖ walba od rabtan barya wanalaidin yeli. 8Sabab tas ya loamana Abahey ad aduḋashane, idinkana waẖad noghoneysan asahab teyda. 9Sidu Abaha ije̱ladey yan anigana idinje̱ladey: kufaḋiya je̱lan teyda. 10Hadad haysan amarya deyda, waẖan kufaḋineysan je̱lan teyda, sidan aniga uhayey amaryadi Abahey onugufaḋiyo je̱lan tisa. 11Waẖ ẖan waẖan idiniri rairai teyda haidinkujirto, rairai tinana hadameytirante. 12Amar keyga wa kan isuje̱lada sidan idinje̱ladey idinka. 13Majiro nin leh je̱lan kaweyn tan ghof ubiẖiyey noloshisa wadeya disa dara dodha. 14Idinka waẖa tihin wadeya deyda hadad subisan waẖan idinkuamro. 15Markale adoma idinkumayerayi, sababti adonka maoga waẖu siydi kisa subiyo, idinka waẖan idinkuyerey wadeya sababti waẖan Abahey kamaghley oḋan wanidinshegey. 16Idinka imaeydnan doranin, anigase idindortey on idin amrey adtagtane od ḋashane mira, mira hina hayaline, waẖ walba adkagatuktan Abaha maga e̱yga haidinsiye. — 17Waẖ ẖan waẖan idinkuamrey inad isje̱latan. 18Hadu adunka idinneba̱do, wad oglihin inu ineba̱dey aniga hortina. 19Hadad ahan leheyden kuwi adunka, adunka waẖu je̱lan laha kuwisa, idinkase maihidin kuwi adunka, ilowse aniga idinkadortey adunka, sabab tas yu adunka idinnee̱byahay. 20H̱asusta hadalkan idiniri, adonka kamaweyna siyd kisa. Haday ieriyen aniga way idin erin donan idinkana; haday ghabtan hadal keyga, kinana way ghaban donan. 21Ilowse waẖ ẖan oḋan waẖay idinkusubinayin maga e̱yga daradisa, sababti mayaghanin ki isodirey. 22Hadan iman leheyn onlahadlen ayaka, dembi maayanlahaden: hadase rali beyughaban dembi godha. 23Ki ineba̱da waẖuna neba̱da Abahey. 24Hadanan kusubin leheyn shughul daẖdodha oghof kale subinin, dembi maeylahaden hadase waynarken oynaneba̱den aniga iyo Abahey. 25Waẖ ẖan waẖay unoghotey haḋameytirme hadalki luguḋigey shari̱ godha: Waẖay ineba̱den bilash. 26Ilowse kolku imado ghalbi ghabojis onidinkasodiri dono Abaha, Ruha runta akasobiẖi Abaha, tan yaimarag kae̱ya. 27Idinkana wad marag ka̱dan, sababti wad ilajogten tan iyo bilawgi.

Currently Selected:

Yohana 15: SOM

Highlight

Share

Copy

None

Want to have your highlights saved across all your devices? Sign up or sign in