1
Yooxanaa 7:38
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Mid walboo i aamina, qorniinku wuxuu leeyahay, webi biyo nool ah ayaa isaga ku dhex qulquli doona.”
مقایسه
Yooxanaa 7:38 را جستجو کنید
2
Yooxanaa 7:37
Maalintii ugu dambeysay oo uguna muhiimsanayd dabaaldegga, Ciise intuu istaagay ayuu cod dheer ku yiri, “Mid walboo haraadsan ha ii yimaado oo ha cabo.
Yooxanaa 7:37 را جستجو کنید
3
Yooxanaa 7:39
Ciise wuxuu ka waday Ruuxa Quduuska ah, taas oo la siin doono mid walboo isaga aamina. Ruuxa weli qofna lama siinin, waayo Ciise weli ammaantiisa ma galin.
Yooxanaa 7:39 را جستجو کنید
4
Yooxanaa 7:24
Muuqaalka haku xukumina, laakiin si sax ah wax u xukuma.”
Yooxanaa 7:24 را جستجو کنید
5
Yooxanaa 7:18
Qof walboo iska hadla ammaantiisa ayuu doonayaa, laakiin midka ammaanta kan isaga soo diray ka hadla waa nin run sheeg ah, wax been ah oo isaga ku saabsanna ma jirto.
Yooxanaa 7:18 را جستجو کنید
6
Yooxanaa 7:16
Markaas ayaa Ciise ugu jawaabay, “Wax baritaankeyga aniga igama imaanin. Wuxuu ka yimaaday kan isoo diray.
Yooxanaa 7:16 را جستجو کنید
7
Yooxanaa 7:7
Dadka dunidan ma idin nacayaan, laakiin Aniga ayey i nacayaan waayo waxaan ka marqaatifura waxyaalaha sharta leh ey sameeyaan.
Yooxanaa 7:7 را جستجو کنید
خانه
كتابمقدس
برنامههای مطالعه
ویدیوها