Logotipo da YouVersion
Ícone de Pesquisa

Versões da Bíblia

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

Somali

Waxaan isticmaalnay NIV oo aan aasaas ugu dhignay turjumaadeena anagoo muhiimada saareyna kitaabka ku qoran af Cibraaniga iyo Gariiga si aan u helno micnaha asalka. Markaan fasiraada sameyneyno waxaan akhrinaa Translators Notes iyo tafsiraada kale si ey uga caawiyaan turjubaanka inuu helo macnihii asalka ee qoraalka. Waxaan raacnaa qaabka NIV u qoranyahay, waxaan raacsiinay aayadaha laga shakisanyahay anagoo faahfaahin dheeri ah hoos ka raacinay si aan ugu muujino halka ey kitaabka kaga jiraan anagoo isticmaalnay calaamadan. Waxaan isticmaalnay hordhaca kitaabka NIV iyo anagoo galinay sharaxaad gaaban halka looga baahanyahay. Waxaan isticmaalnay sharaxaad hoos laga geliyo si aan u faahfaahino waxyaalaha dhaqameedka kuwaasoo akhristayaasheenu eysan fahmeynin laakiin micnaha muhiimka u ah akhristayaasha asalka ah. Waxaan isticmaaleynaa nidaamka qoraalka af Soomaaliga ee la aqbalay. Lahjad ahaan waxaan isticmaalnay lahjad dhaxdhaxaad ah ee looga hadlo gobolada Soomaaliyeed. 

―――――――

We use the NIV as our base text and rely on the Greek and Hebrew texts to discern the original meaning. When doing exegesis, we rely on Translatorsʼ Notes and other commentaries to help discern the original meaning of the text. The project uses NIV format markers. We include all the doubtful Bible verses in footnotes. We use NIV book introductions and limited footnotes where necessary. These explain cultural practices which our readers may not understand but were very meaningful to the original audience. We use the written and accepted orthography of Somali language. The text is written in the centralized Somali dialect that is spoken in all regions. 

Ku saabsan Biblica 

Biblica, The International Bible Society, waxey dadka siisaa Ereyga Illaahey iyadoo isticmaalaysa turjumaadda iyo daabacaadda Baybalka iyo waxyaala kaloo la xiriira Baybalka Afrika dhexdeeda, Aasiya, Yurub, Laatiin Ameerika, Bariga dhexe, Ameerikada Waqooyi iyo Aasiyada Koonfureed. Biblica waxey gaartaa aduunka oo dhan iyada oo dadka ku xiriirineysa Ereyga Illaahey si noloshoodu ey iskugu beddesho xiriirka ey Ciise Masiix la leeyihiin darteed.


Biblica, Inc.

EI EDITOR

Saiba Mais

Outras Versões por Biblica, Inc.