1
Matayos 3:8
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Noloshiina ha laga arko inaad toobadkeenteen.
ஒப்பீடு
Matayos 3:8 ஆராயுங்கள்
2
Matayos 3:17
Oo cod ayaa samada ka dhawaaqay oo yiri, “Kani waa Wiilkeyga aan jeclahay, oo waan ka raali noqday.”
Matayos 3:17 ஆராயுங்கள்
3
Matayos 3:16
Markii Ciise la baabtiisay ee uu biyaha kasoo baxay, isla markiiba samada ayaa furantay wuxuuna arkay Ruuxa Illaahey oo ugu soo degaya sidii qoolley oo kale.
Matayos 3:16 ஆராயுங்கள்
4
Matayos 3:11
“Waxaan ku baabtiisaa biyo kuwa dembiyadooda ka toobadkeena. Laakiin waxaa iga daba imaan doona mid iga awood badan, mid aanan xitaa anigu istaahilin inaan kabahiisa u qaado. Wuxuu idin ku baabtiisi doonaa Ruuxa Quduuska ah iyo dab.
Matayos 3:11 ஆராயுங்கள்
5
Matayos 3:10
Haddaba faasku wuxuu yaalaa geedaha salkooda, geed walboo aan mirro fiican dhalinna waa la goyn doonaa oo dabka ayaa lagu tuuri doonaa.
Matayos 3:10 ஆராயுங்கள்
6
Matayos 3:3
Yooxanaa waa kii uu nebi Isayos ka hadlay isaga oo leh, “Codka kan cidlada ka dhawaaqaya oo leh, ‘Rabbiga jidka u hagaajiya, waddooyin toosan isaga u sameeya.’ ”
Matayos 3:3 ஆராயுங்கள்
முகப்பு
வேதாகமம்
வாசிப்புத் திட்டங்கள்
காணொளிகள்