1
Yooxanaa 6:35
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Ciisana wuxuu yiri, “Waxaan ahay kibista nolosha. Mid walboo ii yimaada weligiis ma gaajoon doono, mid walboo i aaminana weligiis ma haraadi doono.
Karşılaştır
Yooxanaa 6:35 keşfedin
2
Yooxanaa 6:63
Ruuxa ayaa nolol dadka siiya, laakiin xoogga binu aadanka waxba ma awoodo. Hadaladaan idin kula hadlay waxey leeyihiin Ruuxa nolosha dadka siiya.
Yooxanaa 6:63 keşfedin
3
Yooxanaa 6:27
Ha u shaqeynina cunto halaabeysa, laakiin u shaqeysta cunto idin siisa nolosha weligeed ah. Taas oo Wiilka Aadanahu idin siin doono. Waayo isaga Illaaha Aabaha ah ayaa saaray shaabadiisa ogolaashahay.”
Yooxanaa 6:27 keşfedin
4
Yooxanaa 6:40
Waayo doonista Aabahay waa mid walboo Wiilka arka oo aamina inuu lahaado nolosha weligeed ah. Maalinta ugu dambeysana waan soo sarakicin doonaa.”
Yooxanaa 6:40 keşfedin
5
Yooxanaa 6:29
Ciise ayaa ugu jawaabay, “Shaqada Illaahey waa tan, wuxuu rabaa inaad aamintaan kan uu isaga soo diray.”
Yooxanaa 6:29 keşfedin
6
Yooxanaa 6:37
Kuwa uu Aabuhu i siiyay wey ii imaan doonaan, mid walboo ii yimaadana weligay kama jeesan doono.
Yooxanaa 6:37 keşfedin
7
Yooxanaa 6:68
Simoon Butros ayaa u jawaabay oo yiri, “Rabbiyow, yaan u tagaynaa? Waxaad haysaa ereyada nolosha weligeed ah.
Yooxanaa 6:68 keşfedin
8
Yooxanaa 6:51
Waxaan ahay kibista nool ee ka timid jannada. Mid walboo kibistaan cuna weligiis ayuu noolaan doonaa. Kimistan waa jirkeygi, kaasoo aan nolosha aduunka darteed u bixin doono.”
Yooxanaa 6:51 keşfedin
9
Yooxanaa 6:44
waayo qofna iima imaan karo haddii uusan Aabaha isoo diray iyaga igu soo hogaamin, aniguna waan sarakicin doonaa maalinta ugu dambeysa.
Yooxanaa 6:44 keşfedin
10
Yooxanaa 6:33
Maxaa yeelay kibista Illaahey waa tan ka timid jannada oo nolol aduunka siisa.”
Yooxanaa 6:33 keşfedin
11
Yooxanaa 6:48
Waxaan ahay kibista nolosha.
Yooxanaa 6:48 keşfedin
12
Yooxanaa 6:11-12
Kadibna Ciise intuu kibistii qaaday ayuu mahadceliyay, wuxuuna u qeybiyay dadkii fadhiyay. Sidoo kale ayuu ku sameeyay kalluunkiina. Markey iyagoo dhan dhergeen ayuu Ciise ku yiri xertiisi, “ururiya wixii harey si eysan u halaabin.”
Yooxanaa 6:11-12 keşfedin
13
Yooxanaa 6:19-20
Haddaba markey doontii wadeen qiyaastii saddex ama afar mayl ayey waxey arkeen Ciise oo u soo socda doontii isaga oo biyaha kor socday, aad ayey iskugu naxeen. Laakiin wuxuu ku yiri, “Waa anigee ha cabsanina.”
Yooxanaa 6:19-20 keşfedin
Ana Sayfa
Kutsal Kitap
Okuma Planları
Videolar