1
Yooxanaa 17:17
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Runta ereygaaga quduus kaga dhig.
Compare
Explore Yooxanaa 17:17
2
Yooxanaa 17:3
Haddaba tani waa nolosha weligeed ah, si ey u gartaan, Illaaha kaliya ee runta ah, iyo Ciise Masiix kan aad soo dirtay.
Explore Yooxanaa 17:3
3
Yooxanaa 17:20-21
“Iyaga kaliya uma duceynayo. Waxaan u duceynayaa kuwa fariintooda igu aamini doona, si ey iyagoo dhan mid u noqdaan. Aabow sida aad aniga iigu jirtid oo aan aniguna kuugu jiro, iney iyaguna nagu jiraan si ey dunidu u aaminto inaad aniga isoo dirtay.
Explore Yooxanaa 17:20-21
4
Yooxanaa 17:15
Ducadeydu ma aha inaad iyaga aduunka ka saartid, laakiin ducadeydu waa inaad ka ilaalisid kan sharka ah.
Explore Yooxanaa 17:15
5
Yooxanaa 17:22-23
Waxaan iyaga siiyay ammaantaad aniga i siisay, si ey mid u ahaadaan sida anaga oo kale. Aniga oo iyaga ku jira iyo adiga oo igu jira si ey mid u ahaadaan. Kadibna dunidu wey ogaan doontaa inaad aniga isoo dirtay oo aad iyaga u jeclaatay sidaad aniga ii jeclaatay.
Explore Yooxanaa 17:22-23
Home
Bible
Plans
Videos