Idinkuna xitaa waa sidaas oo kale, hadda waa waqtigiini murugada, laakiin waan idin arki doonaa idinka oo faraxsan. Qofna farxadaas ma idin ka qaadi doono. Maalintaas waxba ma i weydiin doontaan. Runtii waxaan idin ku leeyahay, Aabahay wuu idin siin doonaa wax walboo aad magaceyga ku weydiisataan.