1
Matayos 7:7
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
“Weydiista waana la idin siin doonaa, doondoona waadna heli doontaan, garaaca albaabkana waa la idin ka furi doonaa.
Vergleichen
Studiere Matayos 7:7
2
Matayos 7:8
Waayo qof walboo weydiista waa la siiyaa, mid walboo doondoonana wuu helaa, mid walboo garaacana, albaabka waa laga furi doonaa.
Studiere Matayos 7:8
3
Matayos 7:24
“Qof walboo ereyadayda maqla oo ku dhaqma waa sidii nin caqli leh oo gurigiisa ka dul dhisay dhagax.
Studiere Matayos 7:24
4
Matayos 7:12
Ula dhaqan dadka kale sidii aad jeclaan lahayd in laguula dhaqmo. Tani waa wixii ey kitaabadii nebiyada iyo sharcigii Muuse ka hadlayeen.
Studiere Matayos 7:12
5
Matayos 7:14
Laakiin iridda noloshu waa ciriiri, jidka dhinaceeda aadana wey adagtahay in la maro, oo dad yar ayaa hela.
Studiere Matayos 7:14
6
Matayos 7:13
“Albaabka ciriiriga ah ka gala waayo albaabka wadada dadka hoogga ku hagtaa waa waasac, jidka dhinaceeda aadana wey fududahay in la maro, oo dad badan ayaa albaabkaas ka gala.
Studiere Matayos 7:13
7
Matayos 7:11
Haddaba idinkan sharta leh haddaad garaneysaan sida wax fiican loo siiyo caruurtiina, intee ka badan ayuu Aabihiinna samada jooga siinayaa wax fiican inta weydiisata oo dhan!
Studiere Matayos 7:11
8
Matayos 7:1-2
“Ha xukumina yaan la idin xukumine. Waayo sidaad dadka u xukuntaan ayaa la idiin xukumi doonaa, qiyaastii aad ku qiyaastaan ayaa la idin ku qiyaasi doonaa.
Studiere Matayos 7:1-2
9
Matayos 7:26
Laakiin qof walboo ereyadayda maqla oo aan ku dhaqmin waa sida nin doqon ah oo gurigiisa ka dul dhisay ciid.
Studiere Matayos 7:26
10
Matayos 7:3-4
“Maxaad u fiirineysaa saxarka isha walaalkaa ku jira oo aadan u arag dogobka ishaada ku jira? Sidee ayaad ugu dhihi kartaa walaalkaa, ‘Kaalay aan saxarka ishaada ku jira kaa bixiyee,’ adigoo dogob ishaada ku jira?
Studiere Matayos 7:3-4
11
Matayos 7:15-16
“Iska jira nebiyada beenta ah! Waxey idiin imaanayaan iyagoo qaba dharka idaha, laakiin gudaha waxey ka yihiin yeey wax weerareysa. Mirahooda ayaad ku garan doontaan. Dadku miyay canab ka gurtaan geed qodxa leh, berdana miyaa laga gurtaa geedka tiitiinka?
Studiere Matayos 7:15-16
12
Matayos 7:17
Geed walboo wanaagsan wuxuu dhalaa mirro wanaagsan, laakiin geed walboo xun wuxuu dhalaa mirro xun.
Studiere Matayos 7:17
13
Matayos 7:18
Geed wanaagsan ma dhali karo mirro xun, geed xunna ma dhali karo mirro wanaagsan.
Studiere Matayos 7:18
14
Matayos 7:19
Geed walboo aan mirro wanaagsan dhalin waa la goyn doonaa dabkaana lagu tuuri doonaa.
Studiere Matayos 7:19
YouVersion verwendet Cookies, um deine Erfahrung zu personalisieren. Durch die Nutzung unserer Webseite akzeptierst du unsere Verwendung von Cookies, wie in unserer Datenschutzrichtlinie beschrieben
Home
Bibel
Lesepläne
Videos