Yohana 14
14
1Ghalbi gina yusan neẖin, amina Ilahey, anigana iamina. 2Aghalki Abahey guda hisa waẖa kuyalin gholal badan, hadeyan eheyn sidas waẖan idin ḋihi laha, wantagaya inan idinkasubiyo mel tayar. 3Kolkan tagey onidinkasubiyey mel tayar wan imani hadana onidinkuḋoweyn ẖageyga, meshan jogo adjogtane. 4Anigana meshan uso̱do wad ogtihin jidkana wad taghanin. 5Toma waẖu kuyiri: Siydi managhan meshad usoo̱to, maẖan kanaghan jidka? 6Yesu waẖu kuyiri; Aniga ah jidka, iyo runta iyo nolosha, ninna umaimanayo Abaha aniga laanteyda. 7Hadad igaran leheyden aniga, wad garan leheyden Abahana, tan iyo hada wad garaten wanad aragten. 8Filipo waẖu kuyiri: Siydi natus Abaha wanadeghie. 9Yesu waẖu kuyiri: Beriya han kuli ban idinlajogey, sow imaadan garan Filipo? Ki iarkey aniga waẖu arkey Abaha. Sa maẖad utiri, Natus Abaha? 10Sow maaminsanid inan aniga kujiro Abaha guda hisa o Abahana igujiro gudaha? Hadalkan idinshegayo kushegimayo nafteyda, ilowse Abaha oigujira guda yakusubina shughulka. 11Iamina inan kujiro gudahi Abaha, o Abahana igujiro gudaha, ama hadeyan eheyn iguamina daradi shughulka naf tisa. 12Amin, amin, waẖan idinleyahay: Ki iamina aniga shughulkan subiyo aniga asagana wausubin asnasubin waẖ kaweyn waẖ ẖan sababti waẖan ukaa̱ya Abaha. 13Hadad kutuktan waẖ kasta maga e̱yga wansubin, Abaha haluguamane Wilka guda hisa. 14Hadad kutuktan waẖ maga e̱yga wansubin dona. 15Hadad ijee̱shihin waẖad hayneysa amarya deyda. 16Anigana wantukki Abaha asagana waẖu idinsini ghalbi ghabojis kale oidinlajogayo tan iyo weligin, 17Ruha#14:17 Ruhu ma̱na hedha wa Naf Ilahey. runta ah oadunku asanheli karin, sababti maarkayo managaranayo, idinkase wad garaneysan sababti wahu idinlafaḋiya, waẖuna idinkujireya. 18Idinkumaḋafayi agonnima wan idinimani. 19Kisto weli adunkana imaarkayo markale idinkase wad iarkeysan, sababti wan nolahay idinkana wad nolaneysan. 20Beri gas wad garan dontan inan kujiro gudihi Abahey iyo idinkana inad igujirtan, anigana idinkujiro. 21Ki haysta amarya deyda oghabta asaga ijee̱l, ki ijee̱lna Abaha ya jee̱lan anigana wanje̱lan onisudahirinaya asaga. 22Yuda waẖu kuyiri: (Yuda Iskariote maaha): Siydi sidee bay unoghon inad isukeyn dahiriso anaka, adunkas maaha? 23Yesu wajawabey waẖu kuyiri: Ghof hadu ije̱lado waẖu haynaya hadal keyga, Abaheyna waje̱lan, anakana waẖan uimaneyna asaga onlafaḋinneyna. 24Kan ije̱leyn maghabto hadal keyga, hadalka ad maghashenna keyga maaha wase ki Abahi isodirey.
25Waẖ ẖan waẖan idinshegi intan idinlajogo. 26Ilowse ghalbi ghabojis Ruha Ghudus ah o Abaha kusodiri dono maga e̱yga, isaga idinbareya kuli osidinẖasusineya waẖ ẖan idinshegey oḋan. 27Nabad ban idinḋafaya, nabad deyda idinbiẖinaya sidu adunka ubiẖiyo, idinkumabiẖinayi. Hakaneẖina ghalbi gina fuleyna haahanine. 28Wad maghashen inan aniga idiniri: Wan tagaya, hadana wan idinsonoghon. Hadad ije̱lan leheyden wad rairai leheyden, sababti waẖan ukaa̱ya Abaha, sababti Abaha igaweyn aniga. 29Hadana wan idinshegey intayan noghon ad amintan kolkay noghoto. 30Hada kaba̱di waẖ badan idinlama hadlayi sababti ki uweynna adunkan wasoso̱da waẖ na igumalaha. 31Ilowse adunka hagarto inan Abaha je̱lahay iyo sidu Abaha iamrey yan subina. Kaa̱ ankatagne inta.
Селектирано:
Yohana 14: SOM
Нагласи
Сподели
Копирај
Дали сакаш да ги зачуваш Нагласувањата на сите твои уреди? Пријави се или најави се
Published by the British and Foreign Bible Society 1915-29